Maqaallo, falanqayn iyo warbixino ku saabsan warshadaha xogta iyo isgaarsiinta Soomaaliya.
1 Maqaallo
Guddiga All Agents Data iyo xubno ka tirsan ururka ayaa kulan heer sare ah la yeeshay madaxda Amtel, iyagoo ka wada hadlay tabashooyinka daatooleyda, fududeynta adeegyada iyo dhismaha wada-shaqeyn joogto ah.